ICTIRAAFNEWS.COM
Halkan Ka Eeg Fashilka Shirkada Qarsoodiga Ah Ee La Naas Nuujiyo Iyo Fadeexadii Masuuliyiinteeda
April 4, 2018 - Written by Waxaa Qoray > Shaqaalaha Ictiraaf News

Halkan Ka Eeg Fashilka Sirkada Qarsoodiga Ah Ee La Naas Nuujiyo Iyo Fadeexadii Masuuliyiinteeda

 

Fadeexad culus ayaa ka taagan shirkad dhisme oo magac u yaal ah mulkigeedana ay leeyihiin xildhiban RUUSH CARAALE IYO MAXAMED CILMI HUUNO Agaasimihii Hore Ee Ganacsiga

shirkadaas oo magaceeda la yidhaahdo KARAMAAN Construction Company ayaa dawladii hore ku naasnuujisey dhismayaal anay khibrad u lahayn dhismaha wasaarada arimaha dibeda iyo dhisme aan weli la fulin Oo saylac ahaa

Balse waxay ceeb weyni ka taagan tahay dhismihii wasaarada arimaha dibeda oo ah muraayadii wadanka ayaa dumey kadib markii roobabkii gu’ga ay ka curteen dalka taasoo loo aanaynayo tayo xumo dhismaha ah darteed iyadoo taana ay sababtay burbur ku yimi qaybta danbe ee wasaarada.

Waxa kaloo la ogaadey in shirkadaasi aanay wax dhisme ah weligeed hore u dhisin,

Xildhibaan Ruush Iyo Ina Cilmi Huuno waxay shirkada u diideen inay qaadato aqoon yahano ku xeel dheer dhismeyaasha isla markaana uu xildhaan ruush Khasab iyo jubuub awgeed uu shirkada ka noqday injineerka guud ee dhismayaasha Shirkada

Waxaynu Wada ogsoonahay Xildhiban RUUSH CARAALE oo aan hore waxbarasho aasaasi ah u soo qaadan uu Sabadkii 2014kii ka baxay jaamacada GOLIS kuuliyada dhismaha isagoo la sheegay inaanu halmaalin soo xaadirin jaamacada balse shahaado aanu shaqaysan uu ku helay xilkiisa Galaha Wakiilada kadibna lagu sharfay

Arinta kale taagani waa dhismaha saylac oo aan weli la fulin dhismahaas madama KARAMAAN aanay ahayn shirkad u abaabulan dhisme tayo leh inay dhisto isla markaana ay ka arradan tahay dhinacyada aqoonta iyo khibrad la’aan baahsan oo haysata

Qalabka ay Asad Ahaan Ugu Haysato.Fulinta Dhismaha.Iyo.Qaabka Tuuganimada Ah Ee Ay Ku Shaqaystaa Wuxuu Maanta Sababay Inuu

COMMENTS