ICTIRAAFNEWS.COM
[Deg Deg ]: Ex Madaxweyne Siilanyo Oo Safarkii Ugu Horeeyey Hargeysa Kaga Baxay Iyo Goobta Uu Tagay +[ Muuqaal ]
February 13, 2018 - Written by admin

Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud

Siilanyo oo waxaa uu maanta safar kaga baxay tan iyo intii uu talada dalka ka degay magaalada Hargeysa .

Madaxweynaha ayaa safarkan ku taggay magaalo madaxda gobalka Saaxil ee Berbera waxaana safarkiisan ku wehelinaayey marwadiisa Koowaad Marwo Amina Waris

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS