ICTIRAAFNEWS.COM
February 12, 2018 - Written by admin

Mustafe Martin iyo midabkiisa dhabta ah,WQ,Abdiweli USA Marka hore waxay
mahadi u sugnnaatay ALLE SWT, waxaan dhamaanba salaamayaa ummada
reeSomaliland ee daafaha dunida ku kale nool inta samaha iyo wada jirka
dadka iyo dalkaba jecel,waxaa kale oon amaan iyo boqaadin u hayaa
madaxda qaranka Somaliland ee u heelan inay dadkooda manta berri ka fiican
inay gaadhsiiyaan,intaa markaan halkaa ku dhaafo oon u soo noqday arinta
aan qalinka u qaatay, waxaa intiina badani
daawateen amba dhegeysateen, Martin oo been aan sal iyo raadtoona lahayn
faafinaya,isagoo leh heyadu caalimiya ayaan gaadhsiiyay warkayga,waa
beenti waa ma xishoode waa qof nac iyo nacasnimo ka badatay,waxaa wax
lala yaabo ah kuwa ku sheega ninka Kiniisada Jalaska

ka garaaca aqoonyahan,
Akhristow waxaa qofkasta oo wax garanayaa la socdaa,inuu dunida dambiile
ka yahay qofkasta oo ku dhaqaaqa inuu dagaal sokeeye ka iclaamiy dal nabad
ah sida Somliland oo kale, weliba adeegsada social media sida
TV,Radio,Telephone iyo wixii la mida,waxa hore loo yidhi
NKASTUU DURDUR IYO DABAAL GALO DOOFAAR ABIDKII MA DAAHIRO
waxaan xasuustaa markuu Martin u soo guuray gobolka Tanessee
magaalada Nashville ,ee uu bilaabay inuu dadka ree Somaliland ka abuuro
naxli iyo cadaawad ku salaysan qabiil,waxay u bixiyeen DHUUSO
TUUG,waa markay ku arkeen anshax xumada uu iminka wado oo kale,
Somaliland kuwo hore ayaa isku dayay inay dagaalo ka ridaan, waanay ku
fashilmeen waayo dadku wuu ka koray tolaay yaa ree hebel ay,Xisbigan
wadani ee uu xajiimaynayaa waa xisbi qaran waxaanu helay 40 iyo wax ka
sareeya, doorashooyinka soo socdana haday kasbadaan codka shacabka
meel fiican bay gaadhi,laakiin marka Dhuusa Tuug amba Martin oo kale ku
shaambadeeyo reer amba qabiil geedkaa muuqda gaadhi
mayaan,maanta intaan ayaan ku soo xidhayaa, qormooyinka dambe waxaan
soo bandhigayaa dukmintiyo cadaynaya dalkii uu qaxootinmada iskaga dhiibay
DHUUSA TUUG intii aanu Maraykanka iman iyo weliba caydh uu weli ka qaato
si uu dhaqaale kab uga helo. .
GUUL IYO GOBONIMO SOMALILAND
Abdiweli
USA

COMMENTS