ICTIRAAFNEWS.COM
Ogaysiiis,Buugaag Cusub Oo Noocooda Markii Ugu Horaysay La Hindisay,Iyo Waxa Ay Ku Saabsan Yihiin
February 11, 2018 - Written by admin

Ogaysiiis,Buugaag Cusub Oo Noocooda Markii Ugu Horaysay La Hindisay,Iyo
Waxa Ay Ku Saabsan Yihiin Ogaysiiis Ogaysiis Ogaysiis
Lasoco Buugaag Cusub Oo Ka Hadlaaya Taairiikhda Qaarada Africa
Hadimada Tahriibta Iyo Arimo Kale Oo Ku Salaysan Cilmi Aqoon Iyo Xeel
Dheeri,Kuwaas Oo La Doonaayo Inay Ka Faa,iidaysato Bulshada Ku Hadasha
Afka Somaliga,
Buugaagtan Oo Ah Kuwa Ku Qoran Luuqada English Waxaad Ka Helaysa
Qoraaga Buugaagtan Oo Lagu Magacaabo Mohamed Omer,Abdilaahi

 

COMMENTS