ICTIRAAFNEWS.COM
Ogaysiis Buug Cusub: Buuga Xeeladaha Saxaafada.
February 8, 2018 - Written by admin

Buugan ayaa ah mid xambaarsan aqoon badan oo saxaafadeed, qiimuhu qaali maaha oo waa Shan doolar oo keliya($5).

Waxaa dadwaynaha xiiseeya Akhriska iyo Bahda saxaafadaba loogu bushaaraynayaa in uu imika diyaaryahay buuga lamagac baxay Xeeladaha Saxaafadda ee uu qoray qoraaga caanka ah ee Cali Cabdi Coomay.

Waxaad buugan ka heli kartaa oo uu diyaar ku yahayHEMO iyoUNIVERSITY BOOK SHOP.

Buugan ayaa ah mid xambaarsan aqoon badan oo saxaafadeed, qiimuhu qaali maaha oo waa Shan doolar oo keliya($5).Wixii faahfaahina ee dheeraada  ciwaankan hoose kala xidhiidh.

 

E-mailkana ku qora:

CaliCoomay@hotmail.com


COMMENTS