ICTIRAAFNEWS.COM
Ogayiis Ogayiis Ogayiis
June 13, 2017 - Written by Khaliil Barre

Ogaysiis Ogaysiis Dhamaan Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka Beesha Adan Madoobe Waxaa La Ogaysinayaa In Xafladii Ku Biiritanka Xisbiga Wadani Ay Qabsoomi Doonto 5/7/2017 Taasi Oo Ay Ka Soo Qayb Gelayaan Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Iyo Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Waxanay Ka Dhacaysaa Hotel Kaafi Ee Magaalada Burco

COMMENTS