ICTIRAAFNEWS.COM
Cheif Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe Oo Ka Mida Madax Dhaqameedka Somaliland Ayaa Baaq Nabadeed U Diiray Beelaha Wallaalaha Ah Ee Ku Dagaalamaya Koonfurta Gobolka Sool
April 12, 2017 - Written by Khaliil Barre

Cheif Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe Oo Ka Mida Madax Dhaqameedka Somaliland Ayaa Baaq Nabadeed U Diiray Beelaha Wallaalaha Ah Ee Ku Dagaalamaya Koonfurta Gobolka Sool  Waxaana U Cheif Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe Ugu Baaqay Beelahasi In Ay Ilaashadan Nabad Gelyada  Isla Markaasina U Qabsooman Gudida Dhex Dhexaadinaysa Ee Ku Hawlan Soo Afjarida Colaadasi Mudada Soo Jiitamaysay Waxaana U Yidhi Cheif Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe,,,,,,

Nabad Gelyada In Aad Ilaashatan Waa Mihiim Waayo Waxaa Halkaa Somaliland Ku Gaadhay Waa Nabad Gelyada Iyo Xasiloonida Ka Jirta Somaliland Marka Wallaalayaal Waxaad Tihiin Dad Ehela Oo Xigaala Oo Wada Dega Oo Dhamaantood Marnaba Aan Kala Maarmayn  Sidaa Darteed Waxaan Iidinku Adkaynayna In Aad U Qabsoonta Cidkasta Oo Idin Dhex Dhexaadinaysa Ilahayna Ha U Naxariisto Dadkii Ku Dhintay Shaqaaqadasi Kuwii Ku Dhaawacmayna Ilaahay Caafimad Sariica Ha Siiyo

Sidoo Kale Waxaa U Cheif Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe Ugu Baaqay Culimada Salaadinta Cuqaasha , Xisbiyada Qaranka Iyo  Xukuumada In Ay Door Mihima Ka Ciyaaran Soo Afjarida Dhibaatada Mudoda Dheer Soo Jiitamaysay Waxaana U Yidhi Cheif Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe ,,,,,

Waxaana Ugu Baaqaya Salaadinta ,Cuqaasha Xukuumada Culimada Xisbiyada Qaranka Somaliland In Ay Iska Kaashadan Sidii Loo Damin Lahaa Dhibaatada Ka Jirta Koonfurta Gobolka Sool Oo Mudo Dheer Soo Jiidatamaysay Markaa Wallaalayal Waa In Xil Wayn La Iska Saara Dhibaatada Dhiigu Ku Daadanaayo Ee Labada Beelod Isku Gumaadayaan

Dhanka Kale Waxaa U Cheif Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe Ka Hadlay Abaaraha Baahsan Ee Ku Dhuftay Gobolada Bariga Somaliland Waxaana U Cheif Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe U Yidhi,,,,

Abaaruhu Mudoo Dheer Ayaa Ay Soo Jiitamaayen Ilaahay Waxaan Ka Baryeyna In Ilaahay Inaga Soo Jeebiyo Abaaraha Dad Iyo Duunyo Galaaftay Oo U Inoo Shuubo Raxmaadkisa Shacabka Somalilandna Waxaan Ugu Baaqaya In Ay alla Ka Cabsiga Badiyaan Oo Lagu Dadalo Sidii Ilaahay Loo Waydiisan Lahaa Raxmaad Khayr Qaba

 

COMMENTS