ICTIRAAFNEWS.COM
Halkan Ka DAAWO “Samia Muse One Minute interview | SDP | Helsinki Video
February 7, 2017 - Written by Shaqaalaha Ictiraafnews

Halkan Ka DAAWO “Samia Muse One Minute interview | SDP | Helsinki  Video  Waxay Soo Dhigtay Qoraal Sidan U Qornaa Bogeeda Facebook | “

Waa wareysi one minute ah u layga qaaday shirweynihi shalay ee 45 SDP!

Demoqradiyada bulshada waxaan u aqaana :

– Xoriyad , Cadaalad iyo Sinaan !

Waxaan rabaa inaan ka saaro Finland fikirka malawaaga ah ee laga qabo qurbajoogta dalka ku dhaqan !

Ha ku xukumin booga Galkiisa !

#Samiamuse2017#

Halkan Hoose Ka “DAAWO Video

COMMENTS