ICTIRAAFNEWS.COM
Daawo: Masaajidka Texas Oo Si Ula Kac Ah Loo Gubay Iyo Dab Demiska Maraykanka Oo Ku Hawlan Bakhtiintiisa
January 29, 2017 - Written by admin

Daawo: Masaajidka Texas Oo Si Ula Kac Ah Loo Gubay Iyo Dab Demiska Maraykanka Oo Ku Hawlan Bakhtiintiisa

Kooxaha Dab damiska dalka Maraykanka ayaa ilaa wali la tacaalaya, deminta dab baabiiyay Masaajidka dhexe ee magaalada Texas, kaas oo sida la cadeeyay ay gubeed dad aan ilaa wali haybtooda la aqoosan.

Masaajidka dhexe ee Texas ayaa la gubay oo dabka la qabadsiiyay saacad ka dib markii uu Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump meel mariyay, sharciga sida gaarka ah ugu jihaysan Muslimiinta, iyo inay Maraykanka soo galaan. Dawlada Maraykanka iyo Muslimiinta ayaa si wada jir ah u cadeeyay in si ula kac ah loo gubay masaajidkan, laakiin ilaa wali lama aqoonsan dadka gubay.

 

COMMENTS