ICTIRAAFNEWS.COM
Suldaan Ka Cusub Ee Dhalinyarada Ah Suldaan Cabdirisaaq Yuusuf Yoolac Oo Dhawaan Lagu Caleemo Saari Doono Magaalada Burco
December 31, 2016 - Written by Waxaa Qoray > Shaqaalaha Ictiraaf News

Suldaan Ka Cusub Ee Dhalinyarada Ah Suldaan Cabdirisaaq Yuusuf Yoolac Oo Dhawaan Lagu Caleemo Saari Doono Magaalada Burco

Suldaankan Ayaa Lagu Caleemo Saarayaa Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Suldaanka Ayey Isku Raaceen Dhamaan Wax Garadka Beeshiisu

Suldaanka Ayey Soo Caleemo Saareen Beeshiisa Reer Xaaji Ee Aadan Maxamed ( REER XAAJI AADAN MADOOBE )

Suldaankani Waa Suldaan Da’Yar Wax Badana Wax Ka Tari Doona Danaha Guud Ee Beeshiisa Iyo Danaha Dhalinyarada

Waxaanu Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Xilkaa Loo Igmaday Uu Alle Ku Asturo Danihii Loo Doortayna Uu Noqdo Mid U Hogaansama Beeshiisuna Ku Riyaaqdo

 

Image may contain: 1 person, text

Image may contain: 1 person, text

 

COMMENTS